المدة الزمنية 15:43

Wax Tarka huruuda sxx mamawaano

بواسطة mamawaano
10 936 مشاهدة
0
627
تم نشره في 2020/03/28

Asalaamu caleeykum dhamaan asaxaabteeyda qaaligaa insha Allah ku soodhawaada channel ka iyo barnaamij yadiisa qaaligaa welcome qeeyr Allaha ina wada siiyo dhamaanteen 🤲aamiin yaarabi

الفئة

عرض المزيد

تعليقات - 40
  • @
    @dacwahfamilyمنذ 4 سنوات MashaAllah jazakillahu kheer mamo waano 2
  • @
    @umubushroascmashalaahtabar4269منذ 3 سنوات Asc mashalaah tabarkalaah ukhti waad madsan tahey kheer alaha kusiiyo marwalbo waad nofaideysaa jasakalahu dhiga aya igu xiren maxa isticmalaah inshalaah 2
  • @
    @yasminksa1569منذ 2 سنوات Wcs maamo Masha allah aniga la iso qorey asaga oo kaniin ah huruda maamo jisaakalah qeyr, 1
  • @
    @namasnamas1800منذ 4 سنوات Masha allh walhi maamo madhawan kugu soo biiray wanka hely sida daganaanta leh oonogu faa ideyneesid qeer ilhy aku siyo
  • @
    @monaali203منذ 4 سنوات masha allah walasheey mama waano aad ayAN KUUGU mad celinaa wax badan aan kaa fa iiday waxaan alle kaga baryaa aduun iyo aqiro taama xabiibti
  • @
    @habiboabdi3597منذ 4 سنوات Wsw masha allah jazaka allahu qayr ❤️❤️❤️❤️
  • @
    @mohasaid8872منذ 4 سنوات masha allah janadaa halakugu bishareyo abayo
  • @
    @maryammahamud7169منذ 4 سنوات Asc ukhtii Allah subxaanahuu watacaa ha kaa abaal mariyo dadaalka Aad walaalaha ku bixinayso xadiith ka rasuulka scw ayaa waxuu yahay Allah adoomadiisa waxuu ugu jecelyahay kan dadka anfaca
  • @
    @cudooninacasho905منذ 4 سنوات Asc mamawaano jazakallah Kheyr su,aal gabar uur leh ma isticmaali karta huruda
  • @
    @hodhannoohjelle4532منذ 4 سنوات Masha Allah mamo wan dhawnahay ee waxaan qaba pcos maxaad igula talin lahayd dhaqtar waan kadalay
  • @
    @cadareeycadar3433منذ 4 سنوات maama waano wadkumhdsanthy mida cuntda lagu darsado maisticmalikraa 1
  • @
    @umuanwar4330منذ 4 سنوات Asc maamo waano ilaahay hakubarakeyo aakhariyo adunkaba maamo macan maxa uroon naasaha caanaha leh ilmana manuujiyo markay cadada igudhacdo naasaha way ixanunayan lalabana waa leyahay heer an mataqo 1